Shacab lagu laayey duqeyn ka dhacday Magaalada Hodeida (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku naf waayey duqeyn ka dhacday Magaalada dekeda ah ee Hodeida oo ku taalla Yemen, waxaana duqeyntaas geystay isbaheysiga uu hogaaminayo sacuudiga ee dagaalka kula jira xoogaga xuutiyiinta ee magaaladaas gacanta ku haya. Isbitaalada magaalada Hodeida ayaa waxay codsanayaan deeq dhiig oo deg-deg ah. Hay’adda caalamiga ah ee Bisha Cas … Continue reading Shacab lagu laayey duqeyn ka dhacday Magaalada Hodeida (Daawo Sawirro)